AKTIVITETKA (SOMALI)

Waxaa hada socda!

maalamaha Isniinta.

waxaa jira Dans sii wada jir ah anaga iyo iskoolka dhaqanka iyo hidaha. 

 fasalada. f-2 saacda 13:40-14:10

 fasalada. 3-6 saacada 14:15-14:45

AKTIVITEETKA

Hada waxaan wadnaa in aan la kulano familada ku nool magaalooyinka Alvesta, Rydaholm iyo Värnamo.
Waxaan u sharaxnaa aktifiteetyada laga  helo magalooyiknaas iyo waxa ay samenkaraan xiliga firaaqadooda. Ogsoonow! Anaga ma balan qaadi karno in laga heli karo dhamaan aktifiteetyadas magalada aad degentahay.

Hadii aad xiisaynaysid aktifitetka soo gudbi codsigaaga:

MACLUUMAAT

Ujeedada mashruuca ”Unga Internationella Vänner” waxawaye in u usameeyo ishdexgalka bulshada caruurta dhawaan soo galay swiidhan.
In loo abuuro goobo dabiici ah ay ku kulmaan caruurta iyo qoysaska kaso kala jeeda wadamo kala duwan heystana dhaqamo kala duwan .
Waxaan rabnaa in aan diirada saarno in ay ka qeebgalaan caruurta goobaha isboortiga ee ku yaala gobolka ay degenyhiin ee ka mid ah meelaha u mashruuceenu ka shaqeeyo.
Caruurta fursada u heleyso in aay ka qeebgalaan mashruucan waa caruurta dhigita fasalada F-6aad ee degen tuulada Rydaholm iyo skolka Grönkullaskolan ee ku yaala Alvesta.
Fikradeenu waxay tahay in ay helaan caruurta isdhexgalka bulshada sido kale goobo ay waqtigooda firaaqada ku qaataan.
waxaan la kulana qoysaska waxana usoo bandhignaa waxyaabo kala duwan sida goobaha isbortiga iyo melaha ay bulshada ku kulmaan .